Dhageyso: Sheekh Cali Dheere Oo Faah Faahiyay Dagaalkii Lagu Xasuuqay Ciidamada AMISOM Ee ka Dhacay Deegaanka Golweyn.

Sunday July 30, 2017 - 21:28:49 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 5666
  • (Rating 3.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 4
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Sheekh Cali Dheere Oo Faah Faahiyay Dagaalkii Lagu Xasuuqay Ciidamada AMISOM Ee ka Dhacay Deegaanka Golweyn.

    Sheekh Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa Shir Jaraa'id oo uu qabtay uga hadlay dagaalkii ciidamada badan looga laayay Ciidamada AMISOM ee ka dhacay deegaanka Golweyn ee gobolka Sh/Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sheekh Maxamuud Raage (Sheekh Cali Dheere) Afhayeenka Xarakada Al Shabaab ayaa Shir Jaraa'id oo uu qabtay uga hadlay dagaalkii ciidamada badan looga laayay Ciidamada AMISOM ee ka dhacay deegaanka Golweyn ee gobolka Sh/Hoose.


Wuxuu sheegay in ciidamadoodu ay 39 Askari katirsan melleteriga Uganda ee qeybta ka ah soo duulayaasha isku magacaabay AMISOM, Sheekh Cali Dheere ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay guushii lagasoo hooyay dagaalkii Golweyn.

Halkan ka degso Kalimadda Sh.Cali Dheere MP3

Related Items