Sheekh Aadan Sunne "Hargeysa Waxaa Ka Taagan Masaajid iyo Kaniisad Ayaa Siman" Dhageyso.

Tuesday August 01, 2017 - 10:45:21 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sheekh Aadan Sunne "Hargeysa Waxaa Ka Taagan Masaajid iyo Kaniisad Ayaa Siman" Dhageyso.

    isagoo boqolaal qof kula hadlayay magaalada Hargeysa ayuu Sheekh Aadan Sunne oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ka hadlay Kaniisad dhowaan dib looga furay magaalada xarunta u ah maamulka isku magacaabay 'Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

isagoo boqolaal qof kula hadlayay magaalada Hargeysa ayuu Sheekh Aadan Sunne oo kamid ah culimaa'udiinka Soomaaliyeed ka hadlay Kaniisad dhowaan dib looga furay magaalada xarunta u ah maamulka isku magacaabay 'Somaliland.

Sheekh Aadan ayaa sheegay in magaalada Hargeysa dadka qaar ay ku hadaaqayaan in Masjidka iyo Kaniisadda isla simanyihiin arrinkaas oo uu suuq geyn weyn usameeyay maamulka Axmed Siilaanyo.

"Hargeysa Waxa Ka Taagan Masaajid iyo Kaniisad Ayaa Siman” sidaas waxaa yiri Sheekh Aadan Sunne oo si adag uga hadlay Kaniisadda laga furay magaalada Hargeysa.

Hoos Ka dhageyso Kalimadda Sheekh Aadan Sunne


Related Items