Indheer Garad "Dalka Ugandha Ma Gooyo Xasuuqa Ciidamadiisu Soomaaliya Ka Geysteen" [Dhageyso].

Thursday August 03, 2017 - 13:48:41 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Indheer Garad "Dalka Ugandha Ma Gooyo Xasuuqa Ciidamadiisu Soomaaliya Ka Geysteen" [Dhageyso].

    Qaar ka mid ah indheer garadka Soomaaliyeed ayaa bogaadiyay weerarkii ciidamada Xarakada Al-Shabaab isniintii la soo dhaafay ku laayeen in ka badan 50 Askari oo Uganda u dhashay, kadib dagaal xoog leh oo ka dhacay deeganka Golweyn ee gobalka Shabeela

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qaar ka mid ah indheer garadka Soomaaliyeed ayaa bogaadiyay weerarkii ciidamada Xarakada Al-Shabaab isniintii la soo dhaafay ku laayeen in ka badan 50 Askari oo Uganda u dhashay, kadib dagaal xoog leh oo ka dhacay deeganka Golweyn ee gobalka Shabeelaha hoose.


Nabadoon Cabdulaahi Ansaari iyo nabadoon Maxamed Jimcaale Khayre ayaa si qota dheer u falanqeeyay xasuuqa iyo dhabatooyinka kale ee ciidamada Uganda Soomaaliya ka geysteen tobankii sano ee la soo dhaafay, waxa iminka ku dhacayna ay mudnaayeen.

Waxay sheegeen in dalka Ugnadha aanuu goyn xasuuqa ciidankiisu Soomaaliya ka geysteen. Waxay hoosta ka xariiqeen in Uganda dad badan laysay kuwana dhaawacday isla markaana beerihii qaar geed miroodkii ka jartay kuwana dhufeysyo ka dhigatay.



Dadka Somaaliyeed ayay ugu baaqeen in ay fadhiga ka kacaan maadaama wadanka shisheeye kala duwan ku soo duulay lana damacsan yahay dhibaatada maanta uu geystay mid ka daran.

Halkan Ka Degso Falanqeynta

Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items