Dhageyso:Diirada oo Lagu Faaqiday Bixitaanka Amisom ee Soomaaliya.

Friday August 04, 2017 - 07:43:07 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Diirada oo Lagu Faaqiday Bixitaanka Amisom ee Soomaaliya.

    Idaacadda islaamiga Alfurqaan ayaa baahisay Barnaamij xiisa leh oo lagu gorfaynayo ruuqaansiga AMISOM ee Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda islaamiga Alfurqaan ayaa baahisay Barnaamij xiisa leh oo lagu gorfaynayo ruuqaansiga AMISOM ee Soomaaliya.



Barnaamijka Diirada Jimcaha oo ah barnaamij todobaadle ah ayaa Maanta waxaa lagu soo qaatay mowduuc la xiriira Ciidamada AMISOM ee isaga baxaya Soomaaliya waxaana Barnaamijka ka qeybgalay.

1-Nabad doon Maxamed Axmed Guuleed

2-Nabad doon Cabdullaahi Faarax Kufridiid.

3-Cilmi Xuseen

4-iyo Maxamed Ibraahim Cabdiraxmaan Xiirane.



Diirada Jimcaha Bixista Amisom 04 08 2017

Related Items