Qarax Xooggan Oo Goordhow Ka Dhacay Wadada Makka Al-Mukarrama Ee Magaalada Muqdisho.

Friday August 04, 2017 - 19:07:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Xooggan Oo Goordhow Ka Dhacay Wadada Makka Al-Mukarrama Ee Magaalada Muqdisho.

    Jugta qarax weyn oo inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho laga maqlay ayaa goordhow gilgilay wadada Halbowlaha ah ee Makka Al-Mukarrama.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jugta qarax weyn oo inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho laga maqlay ayaa goordhow gilgilay wadada Halbowlaha ah ee Makka Al-Mukarrama.

Wariyaha SomaliMeMo ee magaalada Muqdisho ayaa soo sheegay in qarax aad u xooggan uu ka dhacay agagaarka Hotelka Ambaasadoor kadibna waxaa xigay rasaas xooggan oo goobta ka dhacaysa.

wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha’allaah

Related Items