Shacab Kacdoonsan Oo la Wareegay isgoyska KM4 Ee Magaalada Muqdisho.

Monday August 07, 2017 - 16:47:56 in Wararka by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacab Kacdoonsan Oo la Wareegay isgoyska KM4 Ee Magaalada Muqdisho.

    Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kacdoon shacbi oo maanta ka dhacay qeybo katirsan waddooyinka magaalada Caasimadda ah Ee Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kacdoon shacbi oo maanta ka dhacay qeybo katirsan waddooyinka magaalada Caasimadda ah Ee Muqdisho.

Boqolaal dhalinyara ah oo ka caraysan waddooyinka xiran ayaa maanta mudaaharaad ka dhigay isgoyska KM4 ee bartamaha Muqdisho
kadibna waxay qabsadeen wadada iyagoona gacanta ku dhigay gaari gaashaaman oo ciidanka  shisheeye ee AMISOM kala degeen

Related Items