Cabdi Wali Gaas Oo Dib Usoo Magacaabay inta Badan Golihii Hore Ee Wasiirrada.

Monday August 07, 2017 - 19:11:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cabdi Wali Gaas Oo Dib Usoo Magacaabay inta Badan Golihii Hore Ee Wasiirrada.

    Hoggaamiyaha maamulka isku magacaabay 'Puntland' ayaa ku dhawaaqay gole cusub oo wasiirro ah kadib xiisada siyaasadeed oo ka dhashay go'aan uu bishii lasoo dhaafay gaaray baarlamaanka maamulkaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hoggaamiyaha maamulka isku magacaabay 'Puntland' ayaa ku dhawaaqay gole cusub oo wasiirro ah kadib xiisada siyaasadeed oo ka dhashay go'aan uu bishii lasoo dhaafay gaaray baarlamaanka maamulkaasi.



Wasiirrada cusub ee Gaas soo magacaabay badankood waa wasiiradii hore oo kusoo laabtay liiska xukuumadda Cusub arrinkaas oo laga cabsi qabo in uu murun ka dhax dhaliyay xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Garowe.

Liiska Wasiirada :

1. Saalax Xabiib Jaamac Wasiirka Cadaaladda, iyo Arimaha Diinta
2. Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose
3. Axmed Cabdulaahi yusuf Dowlad – Wasiirka Amniga iyo DDR
4. Cabdulaahi Siciid Carshe Wasiirka Maaliyada
5. Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriir Caalamiga ah
6. Cabdiftaax Siciid Caynab Wasiirka Dastuurka Iyo Arimaha Fedraalka
7. Abshir Ow Yusuf Ciise wasiirka Waxbarashada iyo Barbaarinta
8. Dr. Cabdinaasir Cismaan Cowke Wasiirka Caafimadka
9. C/rixmaan Barkhad Warsame , Wasiirka Howlaha Guud, Gadiidka iyo guryenta
10. Siciid Maxamed Raage Wasiirka Dekedaha iyo Amniga Badaha Puntland
11. Axmed Cilmi Cismaan Karaash wasiirka Duulista Hawada iyo garoomada
12. Maryan Axmed Cali Wasiirka Hormarinta Haweenka
13. Cabdi Xirsi Cali Qarjab Wasiirka Warfaafinta iyo Boostada
14. Cabdiwali Xirsi Cabdule Indha guran Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha
15. Cabdulaahi Sh. Axmed Wasiirka Xanaanada Xoolaha
16. Cabdinuur Cilmi maxamud Bindhe Wasiirka Beeraha iyo Waraabka
17 .Dr. Cali Cabdulaahi Warsame Wasiirka Deegaanka
18. Cabdirshiid Maxamed Xirsi wasiirka Kaluumeysiga iyo kheyradka Badda
19. Cabdi khadar Faarax Shaaciye Wasiirka Dib U dhiska iyo Maalgashiga
20. Cabdiraxman Sh. Axmed Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha


 

Related Items