Sawirro: Saldhiggii Ciidamada AMISOM Ka Baxeen Ee Deegaanka Leego Sh/Hoose.

Monday August 07, 2017 - 19:11:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 2.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Sawirro: Saldhiggii Ciidamada AMISOM Ka Baxeen Ee Deegaanka Leego Sh/Hoose.

    Ciidamada Shisheeyaha AMISOM ayaa isaga baxay deegaanka Leego 4,Augst 2017 oo ku beegneed Jimcihii lasoo dhaafay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Shisheeyaha AMISOM ayaa isaga baxay deegaanka Leego 4,Augst 2017 oo ku beegneed Jimcihii lasoo dhaafay.



Deegaanka Leego oo qiyaastii 130 KM dhanka galbeed uga beegan magaalada Muqdisho waxaa si buuxda ula wareegay ciidamo katirsan Xarakada Al Shabaab.


 
Boqolaal katirsan ciidamada Uganda ayaa isaga cararay deegaanka kadib markii ay ka war heleen dhaq dhaqaaqyo melleteri oo ay wadeen ciidamada Al Shabaab sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiil katirsan dabadhilifyada DF-ka oo wada shaqeyn laleh ciidamada AMISOM.


Sawirro lagasoo qaaday saldhiggii ay isaga baxeen ciidanka Uganda ee Leego ayaa muujinayay dadka deegaanka oo qaadanaya dhammaan agabyadii cadawgu ka carareen sida jawaannada difaacyada lagu dhiso iyo jiingado






























 

Related Items