Ciidamo lagu Weeraray Gudaha Suuqa Bakaaraha Magaalada Muqdisho.

Monday August 07, 2017 - 19:11:56 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamo lagu Weeraray Gudaha Suuqa Bakaaraha Magaalada Muqdisho.

    Xoogag hubeysan ayaa markale weeraro ku ekeeye saldhig ay ciidamada dowladda Federaalka uga sugnaayeen gudaha magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xoogag hubeysan ayaa markale weeraro ku ekeeye saldhig ay ciidamada dowladda Federaalka uga sugnaayeen gudaha magaalada Muqdisho.



Goob Joogayaal ayaa sheegaya in rasaas xooggan laga maqlay gudaha suuqa Bakaaraha halkaas oo saldhigyo ay ku leeyihiin ciidamo katirsan Booliska iyo Sirdoonka dowladda Federaalka Soomaaliya.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay waxay sheegayaan in weerar xooggan lagu qaaday saldhig ay ciidamada Booliska ka sameysteen Maxkamaddii hore ee islaamiga gudaha Suuqa Bakaaraha balse lama oga khasaaraha ka dhashay weerarka.



Dilalka iyo qaraxyada ka dhanka ah askarta iyo saraakiisha dowladda Federaalka ayaa maalmihii lasoo dhaafay kusoo badanayay degmooyinka gobolka Banaadir.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

 

Related Items