Sawirro: Rabshado Ka Bilaawday Magaalooyin Katirsan Wadanka Kenya iyo Odinga oo Digniin Cusub Diray.

Wednesday August 09, 2017 - 11:06:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Rabshado Ka Bilaawday Magaalooyin Katirsan Wadanka Kenya iyo Odinga oo Digniin Cusub Diray.

    Shir Jaraa'id oo uu magaalada Nairobi ku qabtay Railla Odinga Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya ayuu markale ku sheegay in qaabka wax usocdaan ay tahay mid khiyaano musuq maasuq lagu laray islamarkaana uusan aqbali doonin natiijada soo bixi doonta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir Jaraa'id oo uu magaalada Nairobi ku qabtay Railla Odinga Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya ayuu markale ku sheegay in qaabka wax usocdaan ay tahay mid khiyaano musuq maasuq lagu laray islamarkaana uusan aqbali doonin natiijada soo bixi doonta.

Kumanaan katirsan ciidamada Xabashida Itoobiya oo watay in kabadan 100 gaari oo isugu jira kuwa dagaalka iyo kuwa xamuulka ayaa shalay ka amba baxay magaalada Baydhabo waxayna ujiheysteen dhanka wadada aadda degmada Bardaale halkaas oo dhaq dhaqaaqyo kale ay kasii sameeyeen.

Ilo wareedyo wargal ah ayaa SomaliMeMo u sheegay in ciidamo wato ku dhawaad 50 gaari ay maanta ka gudbeen degmada Bardaale waxayna afka saareen dhanka wadada aadda degmada Luuq ee gobolka Gedo waxaana lafilayaa in ay ugasii gudbaan dhanka dhulka Somaaligalbeed ee gumeysiga kujira.

 

Dhinaca kale ciidamo watay lixdameeyo gaari ayaa maanta gelinkii dambe ujiheystay dhanka degmada Qansaxdheere oo qiyaastii 90 KM ujirta magaalada Baydhabo halkaas oo ciidamada ku sugan ay wajahayaan hareereyn dhan walba ah.


Weeraro Itoobiyaanka ku qabsaday Gobolka Bay.


Maanta gelinkii dambe ayaa dhowr qarax lala beegsaday ciidamada Xabashida Itoobiya xilli ay marayeen halka loo yaqaan Kurtunka ee duleedka degmada Qansaxdheere, dadka deegaanka ayaa sheegay in qaraxyada kadib ay maqleen rasaas xooggan oo ka dhacaysay goobta qaraxu ka dhacay.

Lama oga in weerar dhabagal ah loo dhigay ciidamada laqarxiyay balse waxaa la xaqiijiyay in rasaas xooggan laga maqlay goobta Itoobiyaanka lagu qarxiyay.

Wariye Cali Yare oo ku sugan gobolka Bay ayaa SomaliMeMo khadka Taleefanka ugu sheegay in ciidamada gumeysiga Itoobiya khasaara xooggan uu ku gaaray qaraxa lagula helay duleedka Qansaxdheere, gaariga qaraxu beegsaday ayaa ah nuuca Uuraalka loo yaqaan ee ciidamada Itoobiya caanka ku yihiin.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items