Sawirro: Taliban Oo Weeraro Baaxad leh Uga Jawaabtay Goodiskii Ka Yimid Trump Ee Ahaa in uu Xoojinayo Dagaalka Afghanistan.

Thursday August 24, 2017 - 09:59:44 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Taliban Oo Weeraro Baaxad leh Uga Jawaabtay Goodiskii Ka Yimid Trump Ee Ahaa in uu Xoojinayo Dagaalka Afghanistan.

    Xarakada jihaadiga Taliban ayaa qaadday silsillado weeraro ah oo ay uga jawaabayso go'aankii Donald Trump ee ahaa in uu ciidamo dheeraad ah u dirayo dalka Afghanistan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xarakada jihaadiga Taliban ayaa qaadday silsillado weeraro ah oo ay uga jawaabayso go'aankii Donald Trump ee ahaa in uu ciidamo dheeraad ah u dirayo dalka Afghanistan.

Wararka ka imaanaya Koonfurta Afghanistan ayaa sheegaya in weerar naf hurnimo oo khasaara badan dhaliyay uu ka dhacay magaalada Lashkar Jaah oo katirsan gobolka Helmand.

Goob joogayaal ayaa sheegay in dagaalyahan naftiis hure ah oo kaxaynayay gaari walxaha qarxa lagasoo buuxiyay uu beegsaday saldhig ay ku sugnaayeen ciidamo katirsan melleteriga gaar ahaan guutada gaadiidka gaashaaman.

Tobaneeyo askar iyo saraakiil ah ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarka oo mas'uuliyaddiisa ay sheegatay xarakada Islaamiga Taliban, wariyaal Afghanistan ku sugan waxay soo sheegeen in weeraradan ay jawaab cad u yihiin Hoggaamiye Trump oo siyaasad xun ku wajahaya dagaalka 16 sana jirsaday ee wadankaasi ka socda.









Related Items