Eng.idiris Xasan Faarax "Mareykanku Wuxuu Doonayaa in uu Soomaaliya Ka Saaro Khariiradda Caalamka isagoo Itoobiya iyo Kenya Adeegsanaya" Dhageyso.

Thursday August 24, 2017 - 13:15:16 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Eng.idiris Xasan Faarax "Mareykanku Wuxuu Doonayaa in uu Soomaaliya Ka Saaro Khariiradda Caalamka isagoo Itoobiya iyo Kenya Adeegsanaya" Dhageyso.

    Dowladda Mareykanka ayaa si toos ah ugu lug lahaatay duullaanka gardarrada ah ee ciidamada shisheeye ay kusoo qaadeen dalka Soomaaliya ee dhaca Bariga qaaradda Afrika.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Mareykanka ayaa si toos ah ugu lug lahaatay duullaanka gardarrada ah ee ciidamada shisheeye ay kusoo qaadeen dalka Soomaaliya ee dhaca Bariga qaaradda Afrika.

Waxa loogu yeero Beesha caalamka oo America hor boodayso ayaa majaraha uhaayo dagaalka dalka ka socda waxayna la dagaallamayaan shareecada Islaamka iyagoo xasuuqaya cid walba oo ajandahooda kasoo horjeesata.

Eng.idiris Xasan Faarax oo ah aqoonyahan soomaaliyeed ayaa sheegay in Mareykanku uu istiraatiijiyad khaldan ku wajahayo soomaaliya islamarkaana uu doonayo in khariiradda adduunka uu katir tiro soomaaliya isagoo soomaalida ugacma qabanaya Itoobiya iyo Kenya oo qeyb ka ah kuwa kusoo duulay dalka.


Wuxuu soo hadal qaaday gabood fallada ka dhanka ah muwaadiniinta Soomaaliyeed sida taangiyada AMISOM jiirsiiso dadka shacabka ah iyo Xasuuqa aan loo meel dayin ee Itoobiya iyo Mareykanka ka wadaan Koonfurta dalka.

Halkan ka dhageyso Wareysi Radio Alfurqaan uu la yeeshay Idiris Xasan Faarax MP3


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items