Sawirro: Duufaanta Harvey Oo Cagta Marisay Magaalooyin Katirsan Gobolka Texas Ee Wadanka Mareykanka.

Sunday August 27, 2017 - 17:53:02 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Duufaanta Harvey Oo Cagta Marisay Magaalooyin Katirsan Gobolka Texas Ee Wadanka Mareykanka.

    duufaan aad u xooggan ayaa ku dhufatay gobolka Texas ee dalka Mareykanka iyadoona dhimashadu ay gaartay 2 qof inta la ogyahay waxaana laga cabsi qabaa in duufaantan ay khasaara lixaad leh geysato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

duufaan aad u xooggan ayaa ku dhufatay gobolka Texas ee dalka Mareykanka iyadoona dhimashadu ay gaartay 2 qof inta la ogyahay waxaana laga cabsi qabaa in duufaantan ay khasaara lixaad leh geysato.


duufaanta oo loogu magac daray Harvey ayaa saacaddiiba jaraysa 200 oo KM waxayna burburisay tobanaan guri iyo goobaha ganacsi, sidoo kale duufaanta ayaa la tagtay inkabadan kun baabuur oo nuuca raaxada ah sida ay sheegeen saraakiisha dowladda.

Madaxweynaha Mareykanka Donlad Trump ayaa xaalad degdeg ah uga dhawaaqay gobolka Texas kadib soo jeedin katimid guddoomiyaha gobolka Musiibadu ka taagantahay, in kabadan 50 degmo iyo Tuulo oo Texas katirsan ayaa la sheegay in laga saaray dadkii deganaa sababa la xiriira cabsi laga qabo in roobabka dabeylaha wata ay dhibaato geystaan.



Duufaanta Harvey ayaa la sheegay in khasaara malaayiin dollar ah geysatay, musiibooyinkan rabbaaniga ah ayaa sanad walba ku dhuftay gobollada kala duwan ee wadanka Mareykanka waana musiibo uu alle ku salliday kuwa rabbi ku caasiyay.

الإعصار هارفي يهدد تكساس بسيول

إعصار
Photo published for شجاعة كلب بإعصار تكساس تثير إعجاب الأمريكيين (صورة)

Related Items