Dhageyso:Muxaadaro Ku Saabsan Aadaabta Ciidda iyo Udxiyada Waxaa Jeedinaya Sh. Mukhtaar Abuu Muslim.

Thursday August 31, 2017 - 18:14:36 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:Muxaadaro Ku Saabsan Aadaabta Ciidda iyo Udxiyada Waxaa Jeedinaya Sh. Mukhtaar Abuu Muslim.

    Shabakada SomaliMeMo waxay muslimiinta meel walba oo ay joogaan usoo gudbinaysaa muxaadaro kooban balse qiima badan oo ku saabsan aadaabta ciiddul Adxaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shabakada SomaliMeMo waxay muslimiinta meel walba oo ay joogaan usoo gudbinaysaa muxaadaro kooban balse qiima badan oo ku saabsan aadaabta ciiddul Adxaa.

Berri waa maalinta koowad ee munaasabadda Barakaysan ee Ciidda sidaas daraadeed maalmaha ciidaha waxay leeyihiin aadaab sharci ah oo loo baahanyahay in sida ay loo guto.

Sheekh Mukhtaar Abuu Muslim oo kamid ah culimada mujaahidiinta ayaa jeediyay muxaadaro qayim ah oo muslimiinta ku baraarujinaysa qaabka xoola qalka ama udhxiyada.

Halkan ka dhageyso Muxaadarada ku saabsan aadaabta Ciidul adxaa MP3

Related Items