Daawo Sawirro: Sidee Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barroow Ee Gobolka Sh/Hoose?

Friday September 01, 2017 - 12:23:31 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro: Sidee Looga Ciiday Magaalada Kuunyo Barroow Ee Gobolka Sh/Hoose?

    Degmooyin iyo deegaano katirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta si heer sare ah looga dabaal deggay munaasabadda Ciidul Adxaa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Degmooyin iyo deegaano katirsan gobolka Shabeelaha Hoose ayaa maanta si heer sare ah looga dabaal deggay munaasabadda Ciidul Adxaa.

Magaalada Kuunya Barroow waxay kamid tahay magaalooyinka gobolka ee maanta sida heerka sare ah looga dabaal degay munaasabadda Ciidda.

Fagaaraha weyn ee magaalada ayay dadku salaadda ciidda ku tukadeen waxaana khudbad jeediyay mas'uuliyiin katirsan wilaayada Islaamiga Sh/Hoose.












Related Items