Sawirro: Magaalada Saakow Oo si Weyn Looga Ciiday.

Friday September 01, 2017 - 11:17:17 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Magaalada Saakow Oo si Weyn Looga Ciiday.

    Kumanaan dadweynaha ku dhaqan Magaalada Saakow ayaa saakay aroortii xaadiray fagaare weyn oo lagu iclaamiyay in lagu dukado salaada Ciidda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kumanaan dadweynaha ku dhaqan Magaalada Saakow ayaa saakay aroortii xaadiray fagaare weyn oo lagu iclaamiyay in lagu dukado salaada Ciidda.


Ciidamo aad uhubaysan oo katirsan Xarakada Alshabaab ayaa ammaanka sugayay iyagoo la dukaday dadka shacabka Ah.

Ciidamada Alshabaab ayaa dhoolo tus sameeyay, iyagoo socod ku maray wadooyinka Magaalada,waxaana barbar socday dadka shacabka ah.

Khudbad ku baxday Luqada Carabiga ayaa laga aqriyay fagaaraha.

Hoos ka daawo Sawirada Ciida Saakow.


 

Related Items