Sawirro: Ciidamada Al Shabaab Oo Dhoolatus Kusoo Bandhigay Deegaan Katirsan Sh.Hoose.

Saturday September 02, 2017 - 12:56:10 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Ciidamada Al Shabaab Oo Dhoolatus Kusoo Bandhigay Deegaan Katirsan Sh.Hoose.

    Boqolaal Askari oo katirsan Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa socod ku maray waddooyinka deegaanka Kuuna Barrow ee gobolka Sh/hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Boqolaal Askari oo katirsan Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa socod ku maray waddooyinka deegaanka Kuuna Barrow ee gobolka Sh/hoose.

Ciidamada oo aad u hubeysnaa ayaa dadka shacabka ah kala qeyb qaatay munaasabadda dabaal degga Ciidul adxaa ee Barakeysan wuxuuna jawiga Kuuna Baroow ayaa mid deggan oo laga dareemayay farxadda ciidda.






Related Items