Daawo Sawirrada: Mahrajaan Loogu Dabaal degayay Munaasabadda Ciidda Oo Lagu Qabtay Magaalada Saakoow.

Saturday September 02, 2017 - 20:46:19 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirrada: Mahrajaan Loogu Dabaal degayay Munaasabadda Ciidda Oo Lagu Qabtay Magaalada Saakoow.

    Fagaare ku yaala Magaalada Saakow ayaa shalay iyo maanta waxaa ka dhacay Mahrajaan islaami ah oo lagu soo bandhigay Ciyaaro xiiso leh oo ay usoo daawasho tageen Dad badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Fagaare ku yaala Magaalada Saakow ayaa shalay iyo maanta waxaa ka dhacay Mahrajaan islaami ah oo lagu soo bandhigay Ciyaaro xiiso leh oo ay usoo daawasho tageen Dad badan.



Ciyaarta xarig jiidkaoo xaafadaha ay ku tartameen ayaa qeyb ka ahayd ciyaaraha lasoo bandhigay.

Maamulka islaamiga ah Saakow ayaa tartamada ku bixiyay hadiyado looga farxiyay xaafadaha guuleystay.

Iskuulada ku yaalla Magaalada ayaa qeyb ka ahaa Mahrajaanka iyagoo soo bandhigay Bandhig waxbarasho.

Hoos Ka Daawo Sawirada Saakow.


Related Items