Dab Xooggan Oo ka Kacay Suuqa Labaad Ee Ugu Weyn Magaalada Muqdisho.

Saturday September 02, 2017 - 22:05:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dab Xooggan Oo ka Kacay Suuqa Labaad Ee Ugu Weyn Magaalada Muqdisho.

    Dab xooggan oo caawa Fiidkii ka kacay gudaha Suuqa ganacsiga Suuq Bacaad ayaa khasaare hantiyadeed sababay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dab xooggan oo caawa Fiidkii ka kacay gudaha Suuqa ganacsiga Suuq Bacaad ayaa khasaare hantiyadeed sababay.

Mid kamida ganacsatada Suuq Bacaad ayaa SomaliMeMo u sheegay in tobanaan dukaan ay ku gubteen dabka caawa ka kacay suuqa, wuxuu sheegay in dabka uu kasoo bilaawday qeybta sarifka kadibna wuxuu faafay dhanka bacadlaha halkaas waxaa hadda ka socda dadaallo dab damis ah oo aad u xooggan.

Warar hordhac ah waxay sheegayaan in koronto khaldantay uu dabku ka kacay balse waxaa jira warar kale oo sheegaya in dabka lagu qabtay goob ganacsi balse illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin guddiga ganacsatada Suuq Bacaad.

la soco faah faahinta

Related Items