Sawirro: Fantasyo Cajiib Ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Kuunyo Barroow Ee Sh/Hoose.

Saturday September 02, 2017 - 22:06:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Sawirro: Fantasyo Cajiib Ah Oo Lagu Qabtay Magaalada Kuunyo Barroow Ee Sh/Hoose.

    Salaadaha Ciida kadib markii la tukto waxaa Wilaayaadka Islaamiga intooda badan ka dhacay Ciyaaro iyo fantasyo ay dadku aad ugu farxeen, waxaana Fatansyahaas soo agaasimey makaatibta qaabilsan arimaha Dacwada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Salaadaha Ciida kadib markii la tukto waxaa Wilaayaadka Islaamiga intooda badan ka dhacay Ciyaaro iyo fantasyo ay dadku aad ugu farxeen, waxaana Fatansyahaas soo agaasimey makaatibta qaabilsan arimaha Dacwada.


Magaalada Kuunya-Barrow ee gobolka Shabeellaha hoose waxay kamid tahay meelaha sida wanaagsan looga dabaal degay.

Ciyaaraha lasoo bandhigay waxaa kamid ah Xarig Jiid, Gacmo socod, iyo Ciidamo dhulka ku qorayay Kalimaad Islaami ah iyagoo isticmaalayay Usluub soo jiidasho leh.

Hoos Ka daawo Sawirro laga soo qaaday Ciyaaro iyo Fantasyo kala duwan oo Kuunya ka dhacay.

























Related Items