Guddiga Doorashada Kenya Oo Ku Dhawaaqay in Xilliga la qabanayo Doorashada Madaxtinimo.

Tuesday September 05, 2017 - 11:08:12 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guddiga Doorashada Kenya Oo Ku Dhawaaqay in Xilliga la qabanayo Doorashada Madaxtinimo.

    Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in doorashooyinka madaxtinimada wadankaasi laqaban doono bishi October,2017 kadib markii maxkamadda sare ay laashay natiijada kasoo baxday doorashadii dhacday bishii Augst.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday in doorashooyinka madaxtinimada wadankaasi laqaban doono bishi October,2017 kadib markii maxkamadda sare ay laashay natiijada kasoo baxday doorashadii dhacday bishii Augst.



Guddiga doorashooyinka madaxa banaan ee IEBC ayaa ku dhawaaqay in 17,10,2017 laqaban doono doorashooyinka madaxweynaha waxaana tartami doona Uhuru Kenya iyo Raila Odinga sidoo kale waxaa tartami doono laba madaxweyne ku xigeen oo axzaabta hardamaya kala taabacsan.

Maxkamadda sare ayaa go’aamisay in doorashadan ay tahay mid madaxtinimo oo kaliya mana jiri doonaan xildhibaano dib loosoo dooranayo, taageerayaasha mucaaradka Kenya ayaa saluugsan warka kasoo baxay guddiga doorashada ee ah in aan dib loogu celin doonin golaha deegaanka iyo xildhibaanada.



Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa Jimcihii lasoo dhaafay ku dhawaaqday in musuq maasuq iyo wax isdaba marin lagu sameeyay tirinta codadka doorashadii dhacday waxayna amar ku bixisay in dib loogu celiyo doorashada iyadoo xasaanadda madaxweynanino ka qaadday Uhu Kenyatta.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items