Daawo: Al-Kataa'ib Oo Soo Bandhigtay Muuqaalka Weeraro Lagu Xasuuqay Ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS.

Tuesday September 05, 2017 - 21:31:44 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Al-Kataa'ib Oo Soo Bandhigtay Muuqaalka Weeraro Lagu Xasuuqay Ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS.

    Filimku wuxuu ku bilaabanayaa silsilado qaraxyo ah oo lagu ugaarsanayo gaadiidka gaashaaman ee ciidamada shisheeye, kuwooda lugta ah, gawaaridooda gurmadka iyo kuwa ciidamada daabula.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Filimku wuxuu ku bilaabanayaa silsilado qaraxyo ah oo lagu ugaarsanayo gaadiidka gaashaaman ee ciidamada shisheeye, kuwooda lugta ah, gawaaridooda gurmadka iyo kuwa ciidamada daabula.


Wuxuu  filimkan  aad uga hadlayaa muhiimadda dagaalka Xarbul-Cisaabaatka uu soo bandhigayaa weerar lagu xasuuqay ciidamo ka tirsan  Uganda oo dhammaadkii bishii July, 2017 ee lasoo dhaafay ka dhacay wadada isku xirta Golweyn iyo Buula-mareer.

Muuqaalku wuxuu soo tabinayaa ciidamada Mujaahidiinta oo dhagta dhiigga u daraya ciidamada AMISOM, firxadka askarta Uganda oo naftooda la baxsanaya iyo Meydadkooda oo daadsan dhulkii beeraleyda ah ee lagu dagaallamay.


Mu’asasada Al-kataa’ib waxay filimka kusoo gudbineysaa qeylla-dhaan uu muujinayo General Subagle oo ah taliyaha howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya kaas oo ka cabanaya weerarada "Ku dhufoo Ka dhaqaaqa ah" ee beegsanaya saldhigyadooda iyo isku socodka gaadiidka cadowga.

Al-Kataa’ib waxay sidoo kale muuqaalkan kusoo gudbineysaa silsilado weeraro ah oo cagta lagu marinayo saldhigyada, difaacyada iyo gawaarida Maleeshiyaatka DF-ka.

Weeraradan waxaa ka mid ah dagaal ballaaran oo Mujaahidiintu ku xasmiyeen maleeshiyaat ku sugnaa saldhigga Goof-Gaduud, iyo weerar kamiin ah oo lagu beegsaday Kolonyo gurmad ahayd oo kasoo baxday magaalada Baydhabo.

Kaamirada Al-kataa’ib waxay soo gudbineysaa baqtiga maleeshiyaatkii lagu xasuuqay saldhigga iyo gaadiidkii ganiimada ahaa ee cadowga kaga cararay bartanka wadada.

Sidoo kale wuxuu filimku soo gudbineyaa weeraro xoog ku gal ah oo Mujaahidiintu ku iqtixaameen magaalooyinka Afgooye iyo Ceel-Waaq halkaas oo lagu burburiyey difaacyadii cadowga, lagu laayey qaar ka mid ah murtadiinta.

Ku Daawo isdaaraat MP4























Related Items