Qarax Xoogga Oo Caaw Ka Dhacay Magaalada Kismaayo.

Wednesday September 06, 2017 - 21:58:31 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax Xoogga Oo Caaw Ka Dhacay Magaalada Kismaayo.

    Jugta qarax xooggan ayaa caawa Fiidkii laga maqlay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jugta qarax xooggan ayaa caawa Fiidkii laga maqlay gudaha magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.

Qaraxa ayaa lala helay maqaaxi uu lahaa Nin xildhibaan ah oo kutaal agagaarka dhismaha shirkaddii Warbaahinta Hornafrik.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in xilligii qaraxu dhacayay ay maqaayadda ku sugnaayeen saraakiil iyo mas'uuliyiin katirsan maamulka Axmed Madoobe,

khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ayaa jira balse illaa iyo hadda faah faahin dheeri ah kamasoo bixin qaraxa.

la soco wixii soo kordha insha'allaah

Related Items