Deg Deg: Weerar Naf-hurnimo Oo Goordhow Ka Dhacay Magaalada Beled Xaawo iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda.

Monday September 11, 2017 - 07:58:42 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg: Weerar Naf-hurnimo Oo Goordhow Ka Dhacay Magaalada Beled Xaawo iyo Dagaallo Culus oo Ka Socda.

    Dagaallo Culus ayaa Goordhow Ka Bilaawday Magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo Koonfur galbeed dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dagaallo Culus ayaa Goordhow Ka Bilaawday Magaalada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo Koonfur galbeed dalka Soomaaliya.


Wararka ka imaanaya Beled Xaawo ayaa sheegaya in ciidamo aad uhubeysan oo katirsan Xarakada Al Shabaab ay dhowr Jiho ka weerareen magaalada waxaana socda dagaallo culus.

Weerarka ayaa ku bilaawday Weerar Naf-hurnimo oo uu lagu beegsaday Saldhig ay ciidamo katirsan DF-ka uga sugnaayeen bartamaha Beled Xaawo.

Wariye ku sugan Gedo ayaa SomaliMeMo khadka Taleefanka ugu sheegay in dagalladu ay yihiin kuwa aad uculus.

Related Items