Dood Kulul oo Ku Saabsan Arrinta Qalbi Dhagax oo Dhex Martay Dr. Xanafi Iyo Nabadoon Xaad [Dhageyso].

Monday September 11, 2017 - 12:04:37 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dood Kulul oo Ku Saabsan Arrinta Qalbi Dhagax oo Dhex Martay Dr. Xanafi Iyo Nabadoon Xaad [Dhageyso].

    Dr. Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee sida weyn uga soo hor jeedo in muwaadiniinta Soomaaliyeed loo gacan galiyo Xabashida Itoobiya iyo Nabadoon Maxamad Xassan Xaad oo la dacsan dhiibistii qalbi dhagax ayaa waxaa dhe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dr. Xanafi Cabdi Sheekh Aadan oo kamid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee sida weyn uga soo hor jeedo in muwaadiniinta Soomaaliyeed loo gacan galiyo Xabashida Itoobiya iyo Nabadoon Maxamad Xassan Xaad oo la dacsan dhiibistii qalbi dhagax ayaa waxaa dhex martay dood kulul oo xalay ka baxday war-baahinta islaamiga ah ee Al-furqaan.



Doodan ayaa waxaa laga dhex helayaa xogo ku saabsan waxa Xaad ku kallifay inuu taageero danaha Xabashida iyo arrimo kale oo muhim ah oo kallifay in gabagabadii uu si aad ah u caroodo.

Halkan Ka Degso Dooda Dr Xanafi iyo Xaad

Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items