Dhageyso: Wareysi lala Yeeshay Dagaalyahankii Fuliyay Weerarkii Naf-hurnimo Ee Degmada Beled Xaawo.

Tuesday September 12, 2017 - 08:12:44 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Wareysi lala Yeeshay Dagaalyahankii Fuliyay Weerarkii Naf-hurnimo Ee Degmada Beled Xaawo.

    Warbaahinta Ku Hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa Faafisay wareysi laga qaaday naftii hurihii fuliyay weerarkii lagu daah furay dagaalkii xooganaa ee shalay ka dhacay magaalada Beled Xaawo Ee Gobolka Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warbaahinta Ku Hadasha Afka Xarakada Al Shabaab ayaa Faafisay wareysi laga qaaday naftii hurihii fuliyay weerarkii lagu daah furay dagaalkii xooganaa ee shalay ka dhacay magaalada Beled Xaawo Ee Gobolka Gedo.



Axmad Jaamac Nuur (Zubeyr) oo u dhashay Qabiilka Reer Shabeelle  ayaa wareysi uu siiyay idaacadda Andalus ka hor intii uusan fulin weerarka wuxuu uga hadlay arrimo dhowr ah oo ku saabsan dagaalka Jihaadka ah ee lagula jiro ciidamada shisheeye ee kusoo duulay dalka Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso Wareysiga oo ay Faafisay Idaacadda Andalus MP3

Related Items