Daawo: Aqoonyahan Jaamac Xassan Oo Si Kulul Uga Hadlay Dhiibistii Qalbi Dhagax Baaq Cusubna udiray Soomaalida.

Tuesday September 19, 2017 - 05:18:04 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo: Aqoonyahan Jaamac Xassan Oo Si Kulul Uga Hadlay Dhiibistii Qalbi Dhagax Baaq Cusubna udiray Soomaalida.

    Qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa si isku mid ah uga hadlaya falkii ay dowladda Federaalka ku dhiibtay Nin halgamaa ah oo katirsanaa Ururka ONLF.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed ayaa si isku mid ah uga hadlaya falkii ay dowladda Federaalka ku dhiibtay Nin halgamaa ah oo katirsanaa Ururka ONLF.


Jamac Xassan oo kamid ah aqoonyahanada qurba joogta ah ayaa sheegay in maamulka Farmaajo uu noqday mid gumeysi kalkaal ah islamarkaana uu qeyb kamid ah shanta soomaalida siiyay dowladda Xabashida Itoobiya.


Wuxuu soo hadal qaaday taariikh xumada dabadhilifyada Soomaalida isagoo ka sheekeeyay geesiyaashii soomaaliyeed ee naftooda uhuray difaaca diinka iyo dalka.


Aqaanyahan Jamac Xassan ayaa ujwaabay warkii kasoo yeeray Bashiir Axmed Salaad ee sharci ka dhigayay in dowladda Federaalka ay qof soomaali ah udhiibi karto Xabashida Itoobiya.

Hoos Ka Daawo Video-ga


Related Items