Muhiimad intee La Eg Ayay leedahay Taariikhda Hijriga? Muxaadaro Cusub Waxaa Jeedinaya Sh.Nuur Macalim [Dhageyso].

Friday September 22, 2017 - 11:07:00 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muhiimad intee La Eg Ayay leedahay Taariikhda Hijriga? Muxaadaro Cusub Waxaa Jeedinaya Sh.Nuur Macalim [Dhageyso].

    Umad walba oo caalamka ku nool waxay leedahay taariikh iyo dhaqan, muslimiintu waxay leeyihiin taariikh dahabi ah Taariikhda Hijriga waa taariikh dahabi ah oo kasoo bilaabanaysa markii Nabi Muxamed SCW uu kasoo Hijrooday magaaladii ee uu ku dhashay e

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Umad walba oo caalamka ku nool waxay leedahay taariikh iyo dhaqan, muslimiintu waxay leeyihiin taariikh dahabi ah Taariikhda Hijriga waa taariikh dahabi ah oo kasoo bilaabanaysa markii Nabi Muxamed SCW uu kasoo Hijrooday magaaladii ee uu ku dhashay ee Makka una Hijrooday magaalada Madiina.

Tan iyo markii ay dhacday khilaafadii islaamka sanaddii 1920-kii muslimiintu waxay lumiyeen dhaqankooda waxayna taariikh ka dhigteen dhaqamo dad kale leeyihiin, hadaba muhiimad intee la eg ayay leedahay taariikhda Xijriga waxaa ka jawaabaya Fadiilatu Sheekh Nuur Macalim C/raxmaan.

Halkan ka dhageyso Kalimad Cusub oo Sh.Nuur Macalim Uga hadlayo Taariikhda Hijriga MP3

isha Maqalka: Radio Alfurqaan

Related Items