Akhri: Tirakoobka Dhacdooyinka Sannadkii Tegay iyo Tirada Askari Ee Soomaaliya Looga Dilay AMISOM iyo DF-ka.

Saturday September 23, 2017 - 11:21:05 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhri: Tirakoobka Dhacdooyinka Sannadkii Tegay iyo Tirada Askari Ee Soomaaliya Looga Dilay AMISOM iyo DF-ka.

    Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa tira koob qiima badan ku sameysay dhacdooyinkii dalka soomaaliya ka dhacay sanaddii lasoo dhaafay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Islaamiga Alfurqaan ayaa tira koob qiima badan ku sameysay dhacdooyinkii dalka soomaaliya ka dhacay sanaddii lasoo dhaafay.



Aqaristayaal/dhageystayaal, waxaa inaga dhamaaday sannadkii 1438 waxaana innoo bilowday oo aan muddo sadax maalmood ah kasii qaadanaynaa sannadka cusub ee 1439, waxaana Allaah ka rajeeneynaa inuu inooga dhigo sannad ay dhibka ka baxaan dhammaan dadka Muslimiinta ah meel walboo ay dunida ka joogaan.

Halkan waxaan idinku soo gudbineynaa dhacdooyinka sannadkii tagay, inagoo tira koob ku sameynay dagaaladii dhacay, khasaarahooda, askarta dowladda ka goosatay, magaalooyinka shisheeyaha laga xoreeyay, mashaariicda horumarinta ee wilaayaadka islaamiga ah iyo arrimo kale oo muhim ah.




Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items