Warar Sheegaya in Xil Ka Qaadis lagu Sameeyay Axmed Ducaale Xaaf.

Tuesday September 26, 2017 - 20:21:21 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Warar Sheegaya in Xil Ka Qaadis lagu Sameeyay Axmed Ducaale Xaaf.

    Taageerayaasha dowladda Federaalka ayaa magaalada Cadaado uga dhawaaqay in ay xil ka qaadis ku sameeyeen Axmed Ducaale Geelle Xaaf madaxweynaha maamulka Galmudug isku magacaabay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taageerayaasha dowladda Federaalka ayaa magaalada Cadaado uga dhawaaqay in ay xil ka qaadis ku sameeyeen Axmed Ducaale Geelle Xaaf madaxweynaha maamulka Galmudug isku magacaabay.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dhowr xildhibaan oo kulan ku yeeshay Hoteel ay ku dhawaaqeen in ay Eryeen Xaaf balse majiraan ilo madax banaan oo xaqiijin kara sheegashadan.

Xildhibaanadan taageersan Xasan Cali Kheyre iyo Farmaajo ayaa sheegay in 52 Xildhibaan ay xilkii madaxweynanimo ka xayuubiyeen Xaaf.

Tani ayaa qeyb ka ah kala qeybsanaan aan caadi aheyn oo ka dhax taagan madaxda maamulkaasi iyadoona Xabsi guri ay ku jiraan guddoomiyaha Baarlamaanka iyo madaxweyne ku xigeenka.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items