Dhageyso Warbixinta Afar Sanadood Ka Dib Weerarkii WestGate Qeybta(4aad) Dhamaad.

Wednesday September 27, 2017 - 10:35:04 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso Warbixinta Afar Sanadood Ka Dib Weerarkii WestGate Qeybta(4aad) Dhamaad.

    Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa bilowday Warbixino Taxane ah oo ay kaga hadleyso Afar Sano Kadib iyo weerarkii Taariikhda galay ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay ku qaaday xarunta West Gate ee magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa bilowday Warbixino Taxane ah oo ay kaga hadleyso Afar Sano Kadib iyo weerarkii Taariikhda galay ee Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab ay ku qaaday xarunta West Gate ee magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya.


Qeybta Saddex-aad ee Warbixinadan Taxanaha ah intii la socotay waxey Idaacada Islaamiga ah ee Andalus kaga hadashay kuna soo gudbisay Qasaarihii Nafeed iyo midkii Dhaqaale ee ka dhashay weerarka.

Dhageystayaasha iyo Akhristayaasha Webseydka Calamada waxaan idiin soo gudbineynaa Qeybta 4aad ee Warbixinadan Taxanaha ah oo ah qeybtii u dambeysay,waxeyna Andalus qeybtaan diiradda ku saartay Afar Sano ka dib weerarkii West Gate waa sidee amaanka dalka Kenya,maxeyna dowlada Kenya ka ogaatay weerarkii West Gate Afar Sano Kadib?.

Halkan Ka Dhageyso Warbixinta Qeybta(4)aad.

Related Items