Akhriso: 5 Maamul Goboleed Oo Dowladda Federaalka Ku Eedeeyay in Ay Waddo Qorsho Halis Gelinaya Maamul Goboleedyada.

Wednesday September 27, 2017 - 19:38:42 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Akhriso: 5 Maamul Goboleed Oo Dowladda Federaalka Ku Eedeeyay in Ay Waddo Qorsho Halis Gelinaya Maamul Goboleedyada.

    Xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhaxeeya maamul goboleedka taabacsan shisheeyaha duullaanka kusoo qaaday dalka Soomaaliya ayay cadaadis dhan walba ah wajahaysaa DF-ka kadib markii ay qaadatay siyaasad ay ku burburinayso maamulladaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xilli uu sii xoogeysanayo khilaafka u dhaxeeya maamul goboleedka taabacsan shisheeyaha duullaanka kusoo qaaday dalka Soomaaliya ayay cadaadis dhan walba ah wajahaysaa DF-ka kadib markii ay qaadatay siyaasad ay ku burburinayso maamulladaasi.

Khilaafka u dhaxeeya Hoggaanka maamulka Galmudug iyo siyaasadda DF-ka ee ku dhisan burburinta DF-ka ayaa sababtay si mideysan ay maamul goboleedyada dalka kajira soo saaraan digniin adag oo ku socota Hoggaanka Villa Somalia.


Warsaxaafadedeed ay soo saareen illaa 5 maamul goboleed ayay ku Cambaareeyeen siyaasadda dowladda Federaalka ay ku wajahday khilaafka kajira magaalada Cadaado, warkan oo ay ku saxiixnaayeen Axmed Madoobe, Shariif Sakiin, Xaaf,Waare iyo Gaas ayaa dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay waddo qorshayaal ay ku maja xaabinayso habsami usocodka maamuladaasi.



Hoos Ka Akhriso Warsaxaafadeedka

Related Items