Weeraro Naf-hurnimo oo lagu Qaaday Saldhigyo Melleteri oo kuyaal deeganka Bariire iyo Dagaal Culus Oo Socda.

Friday September 29, 2017 - 06:16:14 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 4.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weeraro Naf-hurnimo oo lagu Qaaday Saldhigyo Melleteri oo kuyaal deeganka Bariire iyo Dagaal Culus Oo Socda.

    War hadda nagasoo gaaray gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka socdaan deegaanka Bariire ee duleedka Degmada Afgooye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War hadda nagasoo gaaray gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in dagaallo culus ay ka socdaan deegaanka Bariire ee duleedka Degmada Afgooye.


Boqolaal katirsan Ciidamada Xarakada Al Shabaab ayaa dagaal culus uga jira gudaha   deeganka oo ay gacanta ku hayeen ciidamo Mareykan iyo Soomaali ah.

Jugta qaraxyo waaweyn ayaa la maqlayaa, warar hordhac ah waxay xaqiijinayaan in Camaliyad istish-haadi ah lagu daah furay weerarka.


Gaadiid walxaha qarxa lagasoo buuxiyay oo ay kaxaynayeen naftood hurayaal ayaa lala helay saldhigyo melleteri kadibna waxaa bilaawday dagaal xoog ku gal ah.


Goob joogayaal ayaa soo sheegay in dagaalyahanada Al Shabaab oo dhiiranaan ay ka muuqato ay dhulka beeraha ah ku baacsanayaan Maleeshiyaad Soomaali ah oo Mareykanku tababaray, warar hordhac ah waxay sheegayaan in saldhigyadii dhinacyada cadawga ah ku sugnaayeen lala wareegay balse waxaa socda dagaal.


La soco wixii soo kordha

Related Items