Dhageyso: Dhallinyaro Shaqo Udoontay DF oo Waxaan Afku Karin Lasoo Kulmay Iyo Aqoonyahan Ka Hadlay.

Wednesday October 04, 2017 - 12:35:40 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Dhallinyaro Shaqo Udoontay DF oo Waxaan Afku Karin Lasoo Kulmay Iyo Aqoonyahan Ka Hadlay.

    Muddo aan fogeyn wuxuu ra'iisulwasaaraha DF-ka Xassan Cali Kheyrre ku dhawaaqay in uu shaqo siinayo kun dhallinyaro ah, waxaana soo baxday in dadkii fara ku tiriska ahaa ee ku dhiiraday arrintaas la hor dhigay shuruudo aad u fool xun.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muddo aan fogeyn wuxuu ra'iisulwasaaraha DF-ka Xassan Cali Kheyrre ku dhawaaqay in uu shaqo siinayo kun dhallinyaro ah, waxaana soo baxday in dadkii fara ku tiriska ahaa ee ku dhiiraday arrintaas la hor dhigay shuruudo aad u fool xun.


Halkan waxaan idinku soo gudbineynaa qof shaqo u doontay DF oo arrintaasi faah-faahinaya iyo aqoonyahan is-dul taag ku sameynaya.

Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa horay uga digtay shaqooyinka ay ballan qaaday DF oo ujeedadoodu tahay in dhallinta lagu bah-dilo lagana dhigto sirdoon laamiyada fariista, waxaana iyadoo ay sidaasi ahayd shaqadaasi lagu xiray shuruudaha aad maqli doontaan, iyadoo uu us-dul-taag ku sameynayo aqoonyahan Soomaaliyeed.

Halkan Ka Degso Shuruudaha Ku Xidhan Shaqada DF.

Xigasho: Radio Alfurqaan

Related Items