Sawirro: Dab Tobanaan Qof Ku Dhinteen Oo Ka Kacay Gobolka California.

Tuesday October 10, 2017 - 12:01:00 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Dab Tobanaan Qof Ku Dhinteen Oo Ka Kacay Gobolka California.

    Mas'uuliyiinta Mareykanka ayaa sheegay in dab khasaara xooggan dhaliyay uu kusii fidayo mid kamida gobollada ugu waaweyn wadankaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mas'uuliyiinta Mareykanka ayaa sheegay in dab khasaara xooggan dhaliyay uu kusii fidayo mid kamida gobollada ugu waaweyn wadankaasi.



Dabkan oo ah mid aad u xoogan waxa uu ka akcay gobalka California waxaana la xaqiijiyay in dabka uu si xowli ku socda marba marka ka dambeysa uu kusii fidayo goobo hor leh.

Saraakiil ka tirsan dowladda Mareykanka oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Tobaneeyo ruux ay ku dhinteen dabkan tiro kale oo aad u badane ay ku dhaawacmeen.

Sidoo kale saraakiishaasi waxey intaasi ku dareen in dabkan uu baabi'iyay dhismooyin isugu jira guryo la daganaay iyo gooba ganacsi kuwaasi oo tiradooda lagu sheegay(1500) Kun iyo Shan Boqol oo guri.



Deegaanada dabkan uu ka kacay ee gobalka California ayaa laga daad gureeyay dad kor u dhaafay Labaatan Kun oo qof.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Dabka.






Related Items