Dhageyso Barnaamij Gaar Ah Oo loogu Magac daray "Turkiga Tallaalka Saliibiyiinta".

Friday October 13, 2017 - 05:59:57 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso Barnaamij Gaar Ah Oo loogu Magac daray "Turkiga Tallaalka Saliibiyiinta".

    Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay barnaamij gaar ah oo ay cinwaan uga dhigtay Turkiga Talaalka Saliibiyiinta kaasi oo soconayo muddo Saacad ka badan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

dowladda Turkiga ayaa duullaan dhaqaale iyo mid Melleteri kusoo qaadday Somalia
Idaacada Islaamiga ah ee Andalus ayaa baahisay barnaamij gaar ah oo ay cinwaan uga dhigtay Turkiga Talaalka Saliibiyiinta kaasi oo soconayo muddo Saacad ka badan.



Barnaamijkan gaarka ah Idaacada Andalus waxey kusoo bandhigtay Taariikhda Turkiga,kaalinta dowlada Turkiga ay kaga jirta la dagaalanka Islaamka iyo duulaanka dhankasta ah ee dowlada Turkiga ay kusoo qaaday dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

Halkan ka dhageyso Barnaamijka Turkiga Tallaalka Saliibiyiinta MP3

Related Items