Sawirro: Qaar Kamid Ah Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii isgoyska Zoobe Oo Dalka Turkiga loo Qaaday.

Monday October 16, 2017 - 19:17:01 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Sawirro: Qaar Kamid Ah Dadkii Ku Dhaawacmay Qaraxii isgoyska Zoobe Oo Dalka Turkiga loo Qaaday.

    Tobaneeyo kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii maalmo ka hor ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa loo qaaday dalka dibaddiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tobaneeyo kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii maalmo ka hor ka dhacay isgoyska Zoobe ee magaalada Muqdisho ayaa loo qaaday dalka dibaddiisa.

20 kamid ah dadkii dhaawacyada culus qabay ayaa loo qaaday dalka Turkiga halkaas oo lagu dabiibayo, diyaarad ay leeyihiin melleteriga Turkiga qeybta caafimaadka ayaa madaarka caalamiga ka daabushay dhaawacyada.

Dhaawacyada la qaaday ayaa lagasoo uruuriyay dhammaan isbitaallada gobolka Banaadir oo la dhigay dadkii ku dhaawacmay qaraxii sabtidii ka dhacay isgoyska Zoobe.

Isku geyn khasaaraha dhimasho ee qaraxa ayaa sii caga cageynaya 276 dhimasho ah iyo dhaawaca 300 oo qof wuxuuna qaraxani noqonayaa midkii ugu khasaaraha badnaa ee ka dhaca magaalada Muqdisho 10 sano gudahood.








Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items