Sawiro: Mashaariic Hormarineed Oo Ka Jirta Degmada Jamaame Qeybta 1-aad.

Thursday October 26, 2017 - 12:02:14 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sawiro: Mashaariic Hormarineed Oo Ka Jirta Degmada Jamaame Qeybta 1-aad.

    Wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka ayaa mashaariic fara badan oo faa,ido weyn ay ugu jirta bulshada ku dhaqan Jamaame iyo deegaanada hoostaga ka hirgalisay degmadaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wilaayada Islaamiga ee Jubbooyinka ayaa mashaariic fara badan oo faa,ido weyn ay ugu jirta bulshada ku dhaqan Jamaame iyo deegaanada hoostaga ka hirgalisay degmadaasi.


Mashaariicdan waxaa ka mid ah Faro ama ilo Biyood wilaayadu ay bujisay kuwaasi oo biyaha kasoo qaaday Wabiga Jubbaislamarkaana biiyaha gaarsiinayo deegaano ka fog degmada Jamaame taasi oo ay siweyn usoo dhaweeyeen bulshada ku dhaqan degmada iyo deegaanada hoostaga.

Idaacada Islaamiga Ah ee Andalus oo dhawaan booqasho ku tagtay degmada Jamaame ayaa soo bandhigtay hormarada dhanka adeegyada Bulshada ah ee ka jirta degamda Jamaame.


 



Related Items