Deg Deg: Qarax Goordhow Ka Dhacay Meel Ku Dhow Madaxtooyada Villa Somalia.

Saturday October 28, 2017 - 17:47:45 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg: Qarax Goordhow Ka Dhacay Meel Ku Dhow Madaxtooyada Villa Somalia.

    Jugta qarax aad u xooggan oo inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho laga maqlay ayaa goordhow gilgilay Hoteelka Naasa-Hablood2 oo ku dhow xarunta madaxtooyada Villa Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Jugta qarax aad u xooggan oo inta badan xaafadaha magaalada Muqdisho laga maqlay ayaa goordhow gilgilay Hoteelka Naasa-Hablood2 oo ku dhow xarunta madaxtooyada Villa Somalia.


Goob Joogayaal ayaa sheegay in qaraxa kadib lamaqlay rasaas xooggan oo ka dhacaysa jihada Hoteelka balse lama oga khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay qaraxan.

Lasoco wixii soo kordha

Related Items