Deg Deg: Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerar Ka Dhacay Hotelka Naasa-Hablood2.

Saturday October 28, 2017 - 18:06:49 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deg Deg: Al Shabaab Oo Sheegatay Mas'uuliyadda Weerar Ka Dhacay Hotelka Naasa-Hablood2.

    War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay Mas'uuliyadda weerar inqimaasi iyo istish-haadi ah oo ka dhacay Hotelka Naasa-Hablood2 ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War rasmi ah oo kasoo baxay Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayay ku sheegatay Mas'uuliyadda weerar inqimaasi iyo istish-haadi ah oo ka dhacay Hotelka Naasa-Hablood2 ee magaalada Muqdisho.



"Ciidamada Mujaahidiinta ayaa Howlgal Istish-haadi iyo inghimaasi ah ka fuliyay Hoteelka Naasa-hablood2 oo ay deganyihiin Mas’uuliyiin iyo saraakiil katirsan Sirdoonka kooxda Ridada” ayaa lagu yiri warka kasoo baxay Al Shabaab.

Ilo wareedyo ayaa sheegaya in qarax gaari loo adeegsaday uu ka dhacay Albaabka Hoteelka  kadib ciidamo hubeysan ayaa gudaha ugalay Hoteelka halkaas oo ay kula dagaallamayaan maleeshiyaad katirsan DF-ka oo ilaalo ka haayay Hoteelka.

wixii kusoo kordha dib ayaan kasoo sheegi doonaa insha'allaah

Related Items