Mas'uul Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Weerarkii Hoteel Naasa Hablood Ee Magaalada Muqdisho.

Sunday October 29, 2017 - 12:36:20 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mas'uul Itoobiyaan Ah Oo Lagu Dilay Weerarkii Hoteel Naasa Hablood Ee Magaalada Muqdisho.

    Waxaa sii Kordhaya khasaaraha xooggan ee ka dhashay weerarkii aadka u xooganaa ee xalay ka dhacay Hotelka Naasa Hablood2 ee kaabiga ku haaya madaxtooyada Villa Somalia.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaa sii Kordhaya khasaaraha xooggan ee ka dhashay weerarkii aadka u xooganaa ee xalay ka dhacay Hotelka Naasa Hablood2 ee kaabiga ku haaya madaxtooyada Villa Somalia.

Ilo wareedyo lagu kalsoonyahay ayaa xaqiijinaya in mid kamida Mas’uuliyiinta safaaradda Itoobiya ee Soomaaliya lagu dilay weerarkii Hoteelka.

Diblumaasigan oo katirsanaa howlwadeenada Itoobiya uqaabilsan Soomaaliya ayaa lagu magacaabi jiray Abraha Weldi, waxaa xusid mudan in goobta weerarku ka dhacay dhowr boqol oo Mittir meel ujirta ay ku taal dhismaha safaaradda Itoobiya ee magaalada Muqdisho.

Khasaaraha ka dhimasho ee ka dhashay weerarkan ay mas’uuliyaddiisa sheegatay Xarakada Al Shabaab ayaa lafilayaa in uu sii kordho, lataliyayaal iyo diblumaasiyiin katirsan dowladda Federaalka ayaa illaa iyo hadda lala’yahay waxayna ubadantahay in ay ku dhinteen weerarkii Hotelka Naasa Hablood2.


Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items