Dhageyso: Idaacadda Andalus Oo Soo Bandhigtay Mas'uuliyiintii Lagu Dilay Weerarkii Ka Dhacay Hotelka Naasa Hablood.

Sunday October 29, 2017 - 16:16:48 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Idaacadda Andalus Oo Soo Bandhigtay Mas'uuliyiintii Lagu Dilay Weerarkii Ka Dhacay Hotelka Naasa Hablood.

    Idaacadda Andalus ee Afka Xarakada Al Shabaab ku hadasha ayaa baahisay Warbixin ay ku sheegtay Xasaasi oo ay kusoo bandhigtay magacyada Mas'uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka iyo diblumaasiyiin shisheeye.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Andalus ee Afka Xarakada Al Shabaab ku hadasha ayaa baahisay Warbixin ay ku sheegtay Xasaasi oo ay kusoo bandhigtay magacyada Mas'uuliyiin katirsan Dowladda Federaalka iyo diblumaasiyiin shisheeye.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in weerarkii Hoteel Naasa Hablood2 lagu dilay ku dhowaad 70 qof oo xildhibaanno hore iyo wasiirro kamid ahaayeen.

Halkan ka dhageyso Warbixinta MP3

Xigasho: Radio Andalus

Related Items