AMISOM Oo Gaari looga Gubay Gobolka Sh/Hoose iyo Askari Lagu Dilay Duleedka Muqdisho.

Tuesday October 31, 2017 - 19:59:33 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AMISOM Oo Gaari looga Gubay Gobolka Sh/Hoose iyo Askari Lagu Dilay Duleedka Muqdisho.

    Khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ciidamada shisheeyaha AMISOM kasoo gaaray qarax lagula beegsaday deegaan ku dhow magaalada Buula Mareer.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khasaara dhimasho iyo dhaawac ah ayaa ciidamada shisheeyaha AMISOM kasoo gaaray qarax lagula beegsaday deegaan ku dhow magaalada Buula Mareer.

Wararka ka imaanaya Sh/Hoose ayaa sheegaya in qarax maanta gelinkii dambe ka dhacay wadada laamiga ah ee xiriirisa deegaanka Maryan Gubaay iyo Buula Mareer uu sababay burburka gaari gaashaaman oo ay wateen ciidamada Uganda.

Dadka deegaanka ayaa sheegay in ay arkayeen gaari ku gubanaya dhax bartamaha wadada laamiga ah, kolonyada gaadiidka ah ee qaraxa miino lala helay ayaa shalay ka guuray saldhig melleteri oo ay ku lahaayeen deegaanka Rasadaay oo kamid ah deegaanada laga difaaco magaalada Baraawe.


Dhinaca kale xoogag hubeysan ayaa maanta gelinkii dambe deegaanka KM13 ee duleedka Muqdisho ku dilay mid kamida ciidamada Booliska DF-ka.

Liibaan Jeexoow Cabdi
SomaliMeMo, Muqdisho
[email protected]

Related Items