Dhageyso: Al Shabaab Oo Baahisay Wareysi laga Duubay Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Hoteelka Naasa Hablood2.

Sunday November 05, 2017 - 20:43:50 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 4 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Al Shabaab Oo Baahisay Wareysi laga Duubay Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Hoteelka Naasa Hablood2.

    Idaacadda Islaamiga Andalus waxay habeennada soo socda baahin doontaa Wareysiyo kala duwan oo lala yeeshay qaar ka mid ah raggii fuliyey howlgalkii maalmo ka hor lagu qaaday Hotelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho oo ah dhisme hooy u ah madaxda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Islaamiga Andalus waxay habeennada soo socda baahin doontaa Wareysiyo kala duwan oo lala yeeshay qaar ka mid ah raggii fuliyey howlgalkii maalmo ka hor lagu qaaday Hotelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho oo ah dhisme hooy u ah madaxda DF-ka oo ku dhow madaxtooyada DF-ka ee Villa Somalia.


Howlgalkan waxaa ku dhintay in ka badan 70 ka mid ah  DF-ka kuwaas isugu jira Siyaasiyiin, Saraakiil sirdoon, Mas’uuliyiin iyo tobanaan maleeshiyaat Ashahaada la dirir ah, Waxaana uu socday muddo ka badan 13 saacadood oo xiriir ah.

Raggii geesiyaasha ahaa ee weerarkaasi fuliyay  waxaa ka mid ahaa Xuseen Rukow Maadeey oo sufuufta Jihaadka looga yaqaano (CARAB), Halyeeygan ayaa hogaaminayey mid ka mid ah gawaaridii lagu weeraray dhismaha Hotelka Naasa Hablood2, Inta uusan dhaqaaqin ayuu Idaacadda Islaamiga Andalus siiyey wareysi gaar ah oo uu kaga hadlayo arrimo badan, kuna gudbinayo fariimo muhiim ah.


Related Items