Daawo Sawirro: Qaabkii Ay Ciidamada Al Shabaab Ula Wareegeen Saldhigyadii Melleteri Ee Deegaanka Bariire.

Wednesday November 01, 2017 - 10:40:42 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 2
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro: Qaabkii Ay Ciidamada Al Shabaab Ula Wareegeen Saldhigyadii Melleteri Ee Deegaanka Bariire.

    Bartamihii bishii October ee lasoo dhaafay ayay Maleeshiyaadka Dowladda Federaalka ee Mareykanku tababaray waxay isaga firxadeen deegaanka istiraatiijiga ah ee Bariire gobolka Sh/Hoose waxaana durbadiiba dib ula wareegay ciidamada Xarakada Al Shabaab

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bartamihii bishii October ee lasoo dhaafay ayay Maleeshiyaadka Dowladda Federaalka ee Mareykanku tababaray waxay isaga firxadeen deegaanka istiraatiijiga ah ee Bariire gobolka Sh/Hoose waxaana durbadiiba dib ula wareegay ciidamada Xarakada Al Shabaab.



Bariire oo bishii September 2017 uu ka dhacay dagaal lagu laayay Maleeshiyaadka Bangaraafta loo yaqaan ee mareykanku ku tababaray saldhigga Balidoogle ayaa noqoto magaalo ay ka baqaan ciidamada shisheeye iyo kuwa dowladda Federaalka.

Sawirradan Hoose waa saldhigyadii ay isaga firxadeen Maleeshiyaadka Bangaraafta iyo mujaahidiinta oo dib ula wareegaya Bariire.


Related Items