Dhageyso: Al Shabaab Oo Baahisay Qeybta 2-aad Wareysi laga Duubay Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Hoteelka Naasa Hablood2.

Wednesday November 01, 2017 - 22:05:27 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Al Shabaab Oo Baahisay Qeybta 2-aad Wareysi laga Duubay Mid Kamida Raggii Fuliyay Weerarkii Hoteelka Naasa Hablood2.

    Idaacadda Andalus oo Afka Xarakada Al Shabaab ku hadasha ayaa markale baahisay mid kamida raggii fuliyey howlgalkii lagu qaaday Hotelka Naasa Hablood2 ee magaalada Muqdisho oo ah dhisme hooy u ah madaxda Dowladda Federaalka oo ku dhow madaxtooyada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Andalus oo Afka Xarakada Al Shabaab ku hadasha ayaa markale baahisay mid kamida raggii fuliyey howlgalkii lagu qaaday Hotelka Naasa Hablood2 ee magaalada Muqdisho oo ah dhisme hooy u ah madaxda Dowladda Federaalka oo ku dhow madaxtooyada Villa Soomaaliya.


Howlgalkan waxaa ku dhintay in ka badan 70 ka mid ah DF-ka kuwaas isugu jira Siyaasiyiin, Saraakiil sirdoon, Mas’uuliyiin iyo tobanaan maleeshiyaat Ashahaada la dirir ah, Waxaana uu socday muddo ka badan 13 saacadood oo xiriir ah.

Xaley waxaad dhageysateen Wareysiga Xuseen Rukow oo ku magac dheeraa (CARAB), Caawana waxaa lafaafiyay  Wareysiga Ibraahim Xasan Ibraahim oo ku magacdheer (Ilka Case) kaas oo ka mid ahaa  raggii fuliyey howlgalkii Muqdisho.


Halkan ka dhageyso Wareysiga 2-aad ee lala yeeshay Ilkacase MP3

Related Items