Dhageyso: Kalimad Uu Jeediyay Mayow Mustaf Isxaaq Oo Ka Mid Ah Raggii Fuliyay Weerarkii Hoteel Naasa Hablood2.

Thursday November 02, 2017 - 22:54:40 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 4 2
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Kalimad Uu Jeediyay Mayow Mustaf Isxaaq Oo Ka Mid Ah Raggii Fuliyay Weerarkii Hoteel Naasa Hablood2.

    Idaacadda Andalus oo Afka Xarakada Al Shabaab ku hadasha ayaa markale baahisay mid kamida raggii fuliyey howlgalkii lagu qaaday Hotelka Naasa Hablood2 ee magaalada Muqdisho oo ah dhisme hooy u ah madaxda Dowladda Federaalka oo ku dhow madaxtooyada Vi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Idaacadda Andalus oo Afka Xarakada Al Shabaab ku hadasha ayaa markale baahisay mid kamida raggii fuliyey howlgalkii lagu qaaday Hotelka Naasa Hablood2 ee magaalada Muqdisho oo ah dhisme hooy u ah madaxda Dowladda Federaalka oo ku dhow madaxtooyada Villa Soomaaliya.



Howlgalkan waxaa ku dhintay in ka badan 70 ka mid ah DF-ka kuwaas isugu jira Siyaasiyiin, Saraakiil sirdoon, Mas’uuliyiin iyo tobanaan maleeshiyaat Ashahaada la dirir ah, Waxaana uu socday muddo ka badan 13 saacadood oo xiriir ah.

 

Xaley waxaad dhageysateen Wareysiga walaalkeen Ibraahim Xasan Ibraahim oo ku magacdheeraa (ilka Case). Caawana waxaan idiin soo gudbineynaa Kalimad uu jeedinayo Walaalkeen Mayow Mustaf Isxaaq oo ka mid ahaa geesiyaashii fuliyey howlgalkii Muqdisho.



Halkan Ka Dhageyso Kalimadda Halyeyga.

Xigasho: Radio Andalus

Related Items