Dhageyso: Madaxda Dowladda iyo Al Shabaab Waxa Ay Daliishadaan Oo Afka ku Qabsadaan Marka Ay Shacabka iyo Warbaahinta la hadlayaan.

Saturday November 04, 2017 - 11:26:23 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso: Madaxda Dowladda iyo Al Shabaab Waxa Ay Daliishadaan Oo Afka ku Qabsadaan Marka Ay Shacabka iyo Warbaahinta la hadlayaan.

    Marka laga yimaado mabaadi'da guud ee ay ku wareegeysanayso colaadda u dhaxaysa Xarakada Al-Shabaab iyo DF-ka, ayaa waxaa haddana jira in ay labada dhinac ku kala fog yihiin dhaqanka iyo xadaaradda.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Marka laga yimaado mabaadi'da guud ee ay ku wareegeysanayso colaadda u dhaxaysa Xarakada Al-Shabaab iyo DF-ka, ayaa waxaa haddana jira in ay labada dhinac ku kala fog yihiin dhaqanka iyo xadaaradda.


Sida la ogsoon yahay waxay dowladda Federalka Soomaaliya  Al-Shabaab ku eedeysaa in ay wadanka keeneen dhaqamo ajaanibta laga soo min guuriyay oo aan Soomaalida asal u ahayn, kana soo hor jeedaan dhaqankii iyo hidihii ummadan.

Sidoo kale Xarakada Mujaahidiinta Al-Shabaab ayaa DF-ka  ku eedeysa in ay dalka keentay dhaqamo shisheeye oo kasoo hor jeeda diinta islaamka iyo fasaad fara badan oo aanan meelna kasoo galin caadooyinkii ay lahayd ummada Soomaaliyeed.


Haddaba waxaa jira goos-goos ay sameysay idaacadda islamiga ah ee Al-furqaan oo muddo shan daqiiqo ah kugu fahamsiinaya wax aad muddo saacado ah baari lahayd, waxaana aad goos-gooskan ka dheehan kartaa, dhaqan ahaan halka ay ku kala abtirsanayaan labada dhinac ee ku loolamaya maamulka dalka Soomaaliya.

Halkan ka dhageyso Al Shabaab iyo Dowladda Federaalka isku abtirsaday MP3

Isha Maqalka: Radio Alfurqaan.

Related Items