Mas'uul Katirsan Maamulka 'Puntland' Oo lagu Dhaawacay Qarax Ka Dhacay Gaalkacyo.

Saturday November 04, 2017 - 20:00:00 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mas'uul Katirsan Maamulka 'Puntland' Oo lagu Dhaawacay Qarax Ka Dhacay Gaalkacyo.

    Warar goordhow nagasoo gaaray waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in qarax xooggan lala eegtay mas'uul katirsan maamulka isku magacaabay 'Puntland'.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Warar goordhow nagasoo gaaray waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in qarax xooggan lala eegtay mas'uul katirsan maamulka isku magacaabay 'Puntland'.


Goob Joogayaal ayaa sheegay in dhaawac halis ah uu gaaray ku xigeenka duqa magaalada Gaalkacyo Ninka lagu magacaabo Faarax Gaafaa.

Goob joogayaal ayaa sheegay in qaraxa lagu xiray gaariga uu watay mas'uulka la beegsaday, illaa iyo hadda wax war ah kamasoo bixin maamulka 'Puntland' oo ku aaddan qaraxa ka dhacay Gaalkacyo.

 Lasoco wixii soo kordha

Related Items