Dhageyso Tarjumaad Afsoomaali Ah: Hamza Osama Bin Laden Oo Kalimad Maqal Ah Uga Hadlay Arrimo Muhiim Ah.

Wednesday November 08, 2017 - 17:03:58 in Wararka by Super Admin
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Dhageyso Tarjumaad Afsoomaali Ah: Hamza Osama Bin Laden Oo Kalimad Maqal Ah Uga Hadlay Arrimo Muhiim Ah.

    Mu'asasada As-Saxaab, garabka warbaahineed ee Ururka Al-Qaacida ayaa baahisay Kalimad la dhageysan karo muddo 25 daqiiqo ah oo uu jeedinayo Sheykh Hamza Bin Usama bin Laden taas oo cinwaankeedu yahay "Usama, Mujaahid la dagaalamay soo duula

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

sawir hore Xamza Sheekh Osama
Mu'asasada As-Saxaab, garabka warbaahineed ee Ururka Al-Qaacida ayaa baahisay Kalimad la dhageysan karo muddo 25 daqiiqo ah oo uu jeedinayo Sheykh Hamza Bin Usama bin Laden taas oo cinwaankeedu yahay "Usama, Mujaahid la dagaalamay soo duulayaasha, iyo baraarujiye umadda ku kiciya dhawaaqiida"


Hamza bin Usama ayaa kalimaddan kaga hadlay sida Sheykh Usama hurdada kaga jafay Umadda Muslimka Ah ee tobanaanka sano ku hoosjiray gumeysiga iyo taariikhda iftiimeysa ee uu kaga tagay Umadiisa, Hogaamiyaha Mujaahidiinta iyo Jamaacaadka jihaadiga ayaa inta badan Sheykh Usama ku tilmaama Sheekh Mujadid ah oo soo nooleeyey halganka Umadda, Islamarkaana hor istaagay gaalada Caalamka.

Halkan ka dhageyso Kalimadda oo Soomaali ku Tarjuman MP3

Related Items